Reviews


  1. abdikaaf

    bismilah asc waxaan aad iyo aad ugu farxsanhay mareegta somalihomes.com oo ah mareegta kaliyaa ee anu ka dalacan karo ama lagu xayeeysisan karo adegyadda real estateka ama kireynta guryaha iibinta guryaha, dhulka, iyo xayeeysintaa hoteladda waa adeeg aad u muhiim ah umadaa somaliyeed melwalbaa oo ay joogta anigaa oo ka m,id ah bahdaa ku shaqeysaa adegaan waxaan sigaara ugu mahad cellinayaa ganacsatadda isku howshay in aad ka haqab tiraan bulashadda dhanwalbaa dhaqala ahaan iyo arimo bulsho horomarineed , waxaan leyaha ka fa ideysi wacaan dhamaan umadda somaliyeed. mahadsanidiin

  2. Xalimo Farah

    Runtiii Systemkaan waa system cajiib ah waa loo bahan yahay, wuxuu aad u anfacayaa san galootiga reer garowe sida anaga oo kale madama aanu u dhalan magaaladii rafaadna ay nagu tahay inaan guri raadino aboowow kheyr alaha idin siiyo dhamaantin dadkii caqligooda iyo maalkooda galiyay systemkaan mahadsanidin

  3. Oday Rent House

    runtii aad ayan ugu farxey hadaanu nahy agencyada ka shaqeya kireynta guryaha,runtii systemkan waa system cajiib ah hada laga bilaabo wxaan membership ka ahay somalihomes . oo aad ku xayeysisan kartid guryahaga,dhulkaaga,hotelkaga iyo wixii kaleeto ee la hal maala mahadsanid Noradin

  4. Ali

    Very nice website.

  5. Mohamed

    Website kaani waa mid muhiimad gaar ah u leh dadka raadinaya guryaha

 
^ Go up