$
    m2
   

Jubba hotel-garowe

  Print version
Is it your listing?
Would you like to  rent out a property quicker?
Rent out a property, Hotel

Somalia, Nugaal, Garowe

$ 15 per day
Listing was posted by
somalihomes
somalihomes mahadsanid
All views: 495
Today number of views: 1
Date created: 03 12 2017, 05:21
Listing ID:
136
Type:
Rent out a property
Property type:
hotel
Price:
$ 15 per day
Description:

Jubba hotel garowe waa hotel heerka koowad hoteelada dalka ah ,wuxuuna katirsanyahay bahda hoteelada Jubba ee boosaso qardho iyo garowe

(Waxaad kaheli dooontaa, adeeg sare, amni iyo amaano)

Wuxu leeyahay dhamaan noocyada qololka jiifka sida”single rooms,double rooms, family rooms, iyo  apartment wuxuu kaloo leyahy restaurant cafeteria shaqeysa 24hours cunooyinka kala duwan iyo cabitaan kuqanciya wuxuu kaloo leeyahay hoolka shirarka xaflada aroosyada iyo gaariga “lumasinka” ee madaxda iyo caruusyada wuxuu leyahay biyo macaan oo cusbada lagasaaray oo lo isticmaalayo hotelka Enternet high speed taleefan isku xiraya hotelka oo dhan sidoo kale wuxuu leeyahay security tababaran iyo camera CC tv, waxad kalo kahelaysaa shaqaale carbisan nadaafad sare  bilic qurxoon iyo barxad caways wuxuu kaa caawinaya xogta safarada iyo duulimaadyada

What is near?:
wuxuu u dhexeeya kalis caffeteria iyo classic stadium
Owner phone:
Phone number

Similar listings
 
^ Go up